Ciidamada Xoogga Dalka oo si rasmi ah loogu wareejiyey Amniga Madaxtooyada Qaranka
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee Madaxtooyada, kaddib 16 sano oo walaalaha Ciidamada Afrika ee AMISOM ay door ku lahaayeen sugidda amniga Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Munaasabad ku qabsoomtay Villa Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb-galay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin, Agaasimaha Guud […]
Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safaro shaqo oo mirodhal ah oo uu ku tagay dalalka Mareykanka iyo Uganda. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York ku guddoomiyey Shirka Amniga Soomaaliya; kaasi oo si guul ah ku soo dhamaaday. Waxaana Madaxweynuhu […]