Aqriso habraaca ansixinta wax-kabedelka dastuurka kMG
Waxaan halkan idinkugu soo gubinaynaa habraaca ansixinta wax ka bedelka Dastuurka KMG ah ee ay ansiyeen xildhibaanada baarlaamka Soomaaliya, xeerkan oo ay qaar ka mid ah xildhibaanada iyo siyaasiyiin kale ay ka soo hor jeesteen.