๐๐ฌ๐ฅ๐ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐ญ๐๐ง ๐๐โ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ : ๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐ข๐ ๐๐ฒ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ข๐ข?
Dowlad goboleedka Galmudug oo loo aas-aasay si ay u noqoto maamul horseeda nabad, horumar iyo dowladnimo sugan ayaa wajahaysa caqabado waaweyn oo la xiriira hoggaan xumo, isla xisaabtanka laโaan iyo aqoon yari nidaamka dowlad-wadaaga ah. ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐๐ซ๐ข๐ฒ๐ (๐๐จ๐จ๐ซ๐ช๐จ๐จ๐ซ) oo xilka hayay tan iyo 2020, wuxuu la kulmay caqabado badan, balse qaabka uu u […]