loader

๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง ๐‹๐šโ€™๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ : ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ƒ๐ข๐› ๐” ๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐ข๐ข?

Dowlad goboleedka Galmudug oo loo aas-aasay si ay u noqoto maamul horseeda nabad, horumar iyo dowladnimo sugan ayaa wajahaysa caqabado waaweyn oo la xiriira hoggaan xumo, isla xisaabtanka laโ€™aan iyo aqoon yari nidaamka dowlad-wadaaga ah. ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐Š๐š๐š๐ซ๐ข๐ฒ๐ž (๐๐จ๐จ๐ซ๐ช๐จ๐จ๐ซ) oo xilka hayay tan iyo 2020, wuxuu la kulmay caqabado badan, balse qaabka uu u […]

Ny gemensam offensiv dรถdar Al-Shabab-krigare i centrala Somalia.

RAKO TV MOGADISHU, Somalia – Den somaliska armรฉn, understรถdd av misstรคnkt amerikansk militรคr, genomfรถrde en gemensam operation mot Al-Shabaabs bas i delstaten Galmudug som en del av anstrรคngningarna att fรถrdela ut militanterna. Landets vรคpnade styrkor gav mer information om en planerad operation i samarbete med internationella partner som รคgde rum fรถrra natten i distriktet Galhareeri […]

Cabdikariin Guuleed oo weji kale u yeelay xiisada badda

Cabdikariin Xuseen Guuleed madaxweynihii hore ee Galmudug, haatana ah ergeyga gaarka ee wada-hadallada DFS iyo Somaliland ayaa war cusub kasoo saaray damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya. Ergeyga ayaa sheegay in heshiiskan lagu soo aadiyay xilli xasaasi ah, isla markaana lagu majaxaabinayo wada-hadalladii dhowaan u billowday DFS iyo Somaliland. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ujeedka […]

Somaliska parlamentet godkรคnner resolution som banar vรคg fรถr konstitutionella fรถrรคndringar.

RAKO TV MOGADISHU, Somalia โ€“ Somalias federala parlamentsledamรถter godkรคnde enhรคlligt en resolution om procedurregler fรถr konstitutionella fรถrรคndringar pรฅ onsdagen. Huset talman Sheikh Aden Madobe meddelade vid slutet av sessionen, som prรคglades av kaos, att 180 ledamรถter rรถstade fรถr resolutionen och 30 ledamรถter rรถstade emot den. I maj 2023 hรถll Somalias regering och de federala medlemsstaterna […]

Ciidamada Xoogga Dalka oo si rasmi ah loogu wareejiyey Amniga Madaxtooyada Qaranka

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee Madaxtooyada, kaddib 16 sano oo walaalaha Ciidamada Afrika ee AMISOM ay door ku lahaayeen sugidda amniga Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Munaasabad ku qabsoomtay Villa Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb-galay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin, Agaasimaha Guud […]

Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safaro shaqo oo mirodhal ah oo uu ku tagay dalalka Mareykanka iyo Uganda. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York ku guddoomiyey Shirka Amniga Soomaaliya; kaasi oo si guul ah ku soo dhamaaday. Waxaana Madaxweynuhu […]

Rako TV waa Tv Soomaaliyeed oo xaruntiisa dhexe ku taalo Magaalada Malmo ee Dalka Sweden.

Contact Us
  • +4671868464
  • news@rakotv.com
  • Bennets vรคg 42 , 21366 Malmo Sweden
Quick Link

Copyright ยฉ 2023 RAKO TV.ย  All rights reserved.