Xulka maamul Goboleedka Galmudug ayaa Guul muhiim ah ka gaaray Dhiggooda Gobalka Benaadir ciyaar ku soo Idlaatay Rigooyin Ay Galmudug ugu gudubtay Finalka iyagoo La ciyaari doona Xulka maamulka Hirshabeelle